
Mette Frederiksen ee RW Denmark ayaa lagu soo waramayaa inay raadineyso inay kordhiso mamnuucida xijaabka dadweynaha ee iskuulada oo ay waliba xirto qolalka lagu tukado ee...

"Dhallinyarada ayaana ah kuwa dhibaatada ugu badan ay saameysay. Waxaa si toos ah u saameeya dhibaatooyinka, tahriibka iyo barakaca qasabka ah." - ayuu yiri Taha Ayhan,...

Illaalada xuquuqul insaanka waxay daabacaan xog ay ku muujinayaan heerka diiwaan gelinta dhacdooyinka naceybka ee ka dhanka ah Muslimiinta iyo hadallada naceybka ee dalalka.

Wadar dhan 1,554 fal-dambiyeedyo ka dhan ah Muslimiinta ayaa la diiwaan geliyay sanadkii hore, sida lagu sheegay jawaab laga bixiyay baaritaan uu gudbiyay xisbiga Vänsterpartiet.

Magaalada qadiimiga ah ee Tigray-ga ee Axum ayaa mamnuucay xijaabka gabdhaha Muslimiinta ah, taasoo ku khasabtay gabdhaha inay dugsiga ka baaqdaan, sida ay sheegeen ururada Muslimiinta...

Warbixinta Islaam nacaybka Yurub ee 2023 waxay sheegtay naceybka Muslimiinta ee 28 wadan oo Yurub ah, iyadoo la ogaaday in xasuuqa lagu haayo Falastiin “uu u...

Nacasnimada uu Ra'iisul Wasaare Narendra Modi ku aflagaadeeyay kooxda laga tirada badan yahay ee Muslimiinta Hindiya ayaa caddaysay inuu arko awooddiisa gudaha iyo dibaddaba.