F.G: Fadlan soo aqri cashirkii 1aad…………. Marka horre waa wax aad u wanaagsan inaan fahano faah-faahinta aas-aasiga ganacsiga. Ganacsiga wuxuu leeyahay noocyo kalla duwan waxaana cashirkeena...
Koorsadaan waa koorso gaarayso illaa iyo 25 cashir. Koorsadaan waxaan ku bixini doonaa afka Soomaaliga si bulsha weynta Soomaaliyeed wax badan ugu fahmaan waxa loo yaqaano...
Ganacsiga wuxuu u baahanyahay xirfado kalle duwan hadba nooca ganacsigaada uu yahay. Ganacsiga marwalbo wuu sii kalla adagyahay waxayna ku xerantahay hawsha iyo sidda aad adiga...