Wadno Xanuun Inta badani waxay dhacdaa markii mid ka mid ah halbowlayaasha dhiiga u sida wadnaha ay xirmaan. Wadnaha waa xubinta u qaabilsan jirka in ay...
Sumow Sun waa wax alaale ee markii uu qofka taabto ama laqo awood u leh in ay u keenaan qofkaas dhibaato, taas oo sababi karta dhimasho....
Gubasho gubashadu waxaa loo kala qaadaa qeybahaan soo socda Gubashada heerka 1aad waxaana loo yaqaanaa afka qalaad (Superficial) Waxaa uu dhaawac gaaray oo kaliya qeybta ugu...
Neefsasho Neefsashada caadiga ah waxay muhiim u tahay in uu qofka noolaado. Waxyaabaha Keena Neefsasho La’aanta. Dhaawac gaara qeybta neefsashada qaabilsan ee maskaxda. Neerfayaasha ama murugyada...
Dhiig Bax Dhiig bax waa waxyaabaha ugu badan ee keena dhimashada sidaa daraadeed, joojinta dhiig baxa dibada waa in la siiyaa ahmiyada kowaad. Dhiig baxa...
Waxaan doonayaa in aan bixiyo koorsada Gargaarka Degdegga, taas oo faa’iidooyin aan la soo koobi karin u leh qof walbaa. Waxaa qasab ah in qof...