Assalaamu Calaykum! kusoo dhawaada barnaamijkii cunta karinta. Maanta waxaan barani doonaa sidda ama qaabka loo kariyo shaaha. Sidda aan wada ogsoonahay marwalbo waxaa wanaagsan inaad ku...
Assalamu Caleykum waa barnaamijka cunta karinta. Maanta waxaan sameyni doonaa muufo Soomaali oo macaan, Insha Allah. Sidda aan wada ogsoonahay marwalbo waxaa muhiimsan in gacamaha la...
Assalamu Calaykum Waraxmatullahi. Kusoo dhawaada waa barnaamijkii cunta karinta. Waxaan rabnaa inaan dadka barno cuno Soomaali casriyeysan. Waa suugo aad u macan oo aad ku cuni...