
“Xiisadaha ka jira marinka Babul Al-Mandab iyo sidoo kale kuwa ka jira marinka Hormuz ayaa si xun noo saameeyay” - ayuu yiri Maxamed Cali Nuur, Maareeyaha...

Soo noqoshada TCG Göksu ee Muqdisho waxay ku soo beegmaysaa xilli xiriirka difaaca, amniga badda iyo tamarta ee Soomaaliya iyo Türkiga uu sii xoogeysanayo.

Agaasime Cabdulqaadir ayaa sheegay in Soomaaliya ay hadda kusii biirtay dalalka shidaalka qotay inkasta oo aan bannaanka loosoo saarin balse howshaas ay tahay mid gabogabo ah.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray hirgelinta heshiiska AfCFTA ee Soomaaliya iyo doorka shaqaalaha iyo ururradooda ay ka qaadan karaan isdhexgalka dhaqaale ee qaaradda.

ganacsatada iyo maalgashadayaasha ayaa sheegay in booqashadooda Soomaaliya ay qayb ka tahay qiimeynta fursadaha maalgashi ee dalka, gaar ahaan mashaariicda guryaha qiimaha jaban.

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa sheegay in Afrika ay maanta ka mid tahay suuqyada waaweyn ee caalamka ayna dunida inteeda kale dooneyso inay maalgashi iyo ganacsi la...

Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ayaa sheegtay in saxiixa Madaxweynaha uu u oggolaanayo Soomaaliya inay u gudbiso dukumeentiga ansixinta Guddiga Midowga Afrika.