Lacagta suuqa’ ‘waa halka maaliyada, damaanad sare iyo miisaaniyada aadka u gaaban’. Guud ahaan marka la raba in la sharaxo suuqa lacagta waxaan isdhihi karaa...
Waxaan qoraal kooban kaga hadli doonaa, daabacaadda lacagta shilinka ah, ee dawladdu ku dhawaaqday in ay dhawaan daabacayso. Marka hore aan isla fahanno Lacag. Waa...
Waxaan rajeynayaa inaad in badan maqashay xisaabaadka ganacsiga. Xisaabaadka ganacsiga oo afka ingiriiska lagu yiraahdo “business accounting”. Mawduucaan wuxuu ku saab-sanyahay qeybaha ama noocyada ay u...
Qiima dhaca Shillin Soomaaliga waa mid walaac aad ah leh, wuxuuna keenayaa inuu kordho qiimaha badeecadda dibedda laga keeno oo ay ku jiraan cuntooyinka qaar iyo...
Qormadan waxeynu ku lafo guri doonaa waxey kala yihiin Sakada & Cashuurtu, farqiga u dhaxeeya iyo faa,iidooyinka ay leeyihiin labadaba. Aynu ku horeyno Sakada, Sakadu...
Hanti Dhawr (auditing) Hanti dhawrku waxa uu soo hoos galaa xisaabaadka, waa xaqiijinta isu sar goynta amaba hubinta lagu sameeyo shirkada iyadoo la adeegsanayo habab...
Xisaab ama xisaabin waa hab ka mida hababka lagu ilaaliyo, daba galo isla markaana loo kaantaroolo dhaqaalaha amaba lacagaha, ha noqoto tu dawladeed iyo tu shaksi...