Dowladdan lagu soo dhisay nidaamka 4.5 oo aysan madaxweynaha dooranin shacabka ayaa wajahaysa dhaqaalle-xumo, iyadoo dalka abbaaro ba'an ay ka jiraan. Beesha caalamka ayaa muddo dabasocotay...
Erayga ‘miisaaniyad’ waxa uu ka yimid kalmad Faransiis ah ‘bougette’ oo macneheedu yahay boorasada gacanta lagu qaato ama qandi. Ereygan waxa loo adeegsaday macnihiisa markii ugu...
Faransiiska ayaa u muuqda in uu doonayo in uu u adeegsado Golihiisa Guddoomiyaha Midowga Yurub si uu u adkeeyo qabsashada uu rabo inuu ku qabsado qaarada...
“Raadka taariikhda wadaagga ah waxaa laga heli karaa gees walba oo ka mid ah qaarada Afrika laga bilaabo Suudaan ilaa Liibiya, Harar ilaa Cape Town, Muqdisho...
Muranka ayaa sii xoogeystay todobaadkii hore markii Faransiisku ay ku qabteen biyaha Faransiiska meel u dhow Le Havre nin u dhashay Britain oo lagu magacaabo Cornelis...
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ugu yeeray shir madaxeedka fursad "sidii wax loogu qaban lahaa" ka hor shirka cimilada ee Q.M ee COP26...
Saudi Aramco waxay ujeedadeedu tahay inay gaarto qiiqa eber ee hawlaheeda marka la gaaro 2050 iyadoo sidoo kale ballaarineysa awoodda wax-soo -saarka joogtada ah ee ugu...