Nin ayaa waxaa uu ku noolaa caasimada dalka Kenya ee Nayrobi waxuuna lahaa xaas iyo ilmo mana haysan wax lacag ah oo uu ilmahiisa iyo hooyadood...
Ayaan daranaa qof liidaya nafsadiisa una arko wax aan qiimo lahayn, shaqsiyad-xumada waxaa ugu liidata inaad nafsadaada liido weligaa nafsadaada halla barbar dhigin qof kale, kaliya...
Akhristoow markaad tahay qof shaqo doon ku ah wadanka soomaaliya waxaad la kulmaysaa wajiyo aad ubadan oo kala duwan ,kuwaas oo marna kaa farxinaayo marna murugo...
Suukh-gaynta waa eray ballaaran oo loo isticmaallo in lagu tilmaamo habka xiriirka ka dhexeeya shirkadda iyo macaamilka. Suuq-gaynta waa qabsashada oo ka mid ah hawlaha iyo...
Waxaa macquul ah inaad in badan isweydiisay su’aashaan ah “Waa Maxay Dhaqaalaha?” Waxaa in badan su’aashaan isweydiiyay dhaqaalyahaano badan sidda ku xusan taariikhyada wadamada aadka u...
Daawo: Maxaad ka Taqanaa 5-ta Wadan Ee Dunida Ugu Faqrisan?|Tukesomalism.com Waxaa macquul ah inaad isweydiiyo maxaa wadamadaan kaga duway wadamada kalle ee caalamka ka jiro. Wali...
Muuqaalkaan wuxuu sheegayaa 25-ta wadan ee dunidda ugu taajirsan. Wax badan ka baro heerarka kala duwan ee dunidda. Waxaa macquul ah inaad isweydiiyo maxay ku gaareen...