
Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ayaa sheegtay in saxiixa Madaxweynaha uu u oggolaanayo Soomaaliya inay u gudbiso dukumeentiga ansixinta Guddiga Midowga Afrika.

Ma ogtahay in marka ganacsiga lagu kala iibsado saami doollar ah, Mareykanku wuxuu helayaa awood uu ku xakameeyo nidaamka lacagaha ee caalamiga ah, gaar ahaan iyada...

Wafdiga Mareykanka ayaa doonaya inay yareeyaan xiisadda Mareykanka iyo Denmark iyo Greenland iyadoo uu jiro hanjabaadaha Trump ee canshuuraha iyo sheegashooyinka xakamaynta.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa deddaal dheer ku bixisay ka mid noqoshadda Ururka Bulshada Bariga Afrika, iyadoo Soomaaliya ku bixisay qaaraan dhan 3.5 milyan oo doollar.

Wadahadallada ayaa daba socday saxiixa heshiiska lagu dhisayo warshaddii ugu horreysay ee tamarta Nukliyeerka ee Afrika.

Hoos u dhaca weyn ee ku yimid isu socodka maraakiibta ee ay sababeen weerarada ka imaanaya Yemen ayaa culeys weyn saaraya dhaqaalaha guud ee dalka ku...

Hay'adda Duulista Rayidka ah ee Soomaaliya (SCAA) waxay sheegtay inaysan bixin doonin wax digniin ah oo ku saabsan tallaabooyinka mustaqbalka.