
5-taan sifadood qaado si aad u noqoto Maamule Wanaagsan. Waa cilmi baaris la sameeyey oo lagu ogaaday.

Hab dhaqan abaabuleed ku (OB) waa daraasadda lagu gartaa dabeecada qofka ama kooxda waa sida aay dadka isku dhexgalaan marka aay si wadareed aay u wada...

Halkaan waxaan ku sheegi doonaa 5-ta astaamood ee waajibka ah in la raaco, waa haddii aad doonayso inaad noqoto maamule wanaagsan. Calaamadaha lagu garto maamulaha xun...

Waxaan halkaan kusoo gudbinayaa habka ama geedi-socodka uu maro ruuxa kahor inta uusan wax iibsan.
Sanadka kasta malaayiin qof oo ku kala nool adduunka dacalladiisa ayaa bilaaba ganacsiyo cusub. Dadkaasi waxyaabo badan ayay ku kala duwan yihiin. Tusaalle ahaan, waxay...
Erayga ‘entrepreneur’ waa eray qalaad, sidaas awgeed madamaa aan doonaayo inaan eraygaan u bedelo Afsoomaali ahaan, waxaan u bedelayaa erayga ganacsadaha. Taariikh ahaan erayga ‘entrepreneur’...
Hilaacyo badan ayaa qofka u muuqda marka uu bilaabaayo shirkad cusub, hillaacyadaas waxaa lagu soo aruurin karaa seddax oo kala ah, faa’ido, xorriyad dhaqaale iyo...