Furaha ugu muhiimsan ee ganacsiga waa inaad taqaano suuqa aad beegsanayso iyo inaad u haysato dhaqaalle kugu filan. Haddii kale si fudud ayaad u jabaysaa.
“Wadahadallo ay Qadar taageero ku siineyso Turkiga ayaa gaaray heerkii ugu dambeeyey. Ugu yaraan waxaa noo muuqda $8 bilyan, balse waxay gaari kartaa 410 bilyan,” ayuu...
"Qiimaha saliidda ee G7 ee la soo jeediyay waxay saameyn kartaa qulqulka saliidda ee Ruushka, laakiin waa hab aan la tijaabin oo u baahan doona ka...
Dowladdan lagu soo dhisay nidaamka 4.5 oo aysan madaxweynaha dooranin shacabka ayaa wajahaysa dhaqaalle-xumo, iyadoo dalka abbaaro ba'an ay ka jiraan. Beesha caalamka ayaa muddo dabasocotay...
Talaabadan ayaa jawaab kulul ka bixisay madaxweynaha Maraykanka Joe Biden oo ka niyad jabay waxa uu Aqalka Cad ku tilmaamay “aragtida gaaban”, taasoo muujinaysa khilaafka sii...
Iswiidhan ayaa hore uga warbixisay daadinta dhuunta Nord Stream 1 ee waqooyi bari ee Bornholm, halka Danmark ay xaqiijisay in uu daadsan yahay Nord Stream 2...
Somaliland’s economy is making steady recovery, shaking off the adverse effects of COVID-19 to record 3% growth but it faces high inflation, extreme drought, water shortage...
Marka dadka si fiican ugu warhayaan alaabtaada ama badeecadahaaga, iibkaagu wuu kordhayaa. Suuqgeyntu waxay caawinaad weyn u tahay xarumaha ganacsiga. Waa marka qaybaha ganacsigu isticmaalaan xeelado...
"Waxaan ku kalsoonahay in warshadan cusub ee Georgia ay naga caawin doonto inaan noqono hogaamiye warshadaha baabuurta Maraykanka anagoo u dhisayna gaadiid koronto oo tayo sare...
"Iskaashiga tamarta ayaa ka caawin doona Jarmalka inuu kala duwaneeyo sahaydiisa gaaska isagoo ka keenaya gaaska dabiiciga ah ee Qadar, isla markaana waxay siin doontaa muhiimad...