Dalka Nigeria Madaxweyne Muhammadu Buhari ayaa shaaca ka qaaday inuu isagu ahaan doono madaxa wasaarada shidaalka waxaanu hadalkani ka sheegay mar uu ka hadlayey xarunta Qaramada...
Madaxa fulinta shirkadda soo saarta baabuurta raaxada ee BMW, Harald Krueger ayaa xili uu ku guda jiray shir jaraa’id oo caalamka laga wada daawanayay, kuna soo...
Qoraalkaan kooban waxaan si kooban ugu faaloonayaa ciddii sameeysay ururada argagixisada iyo cidda ka faa’iida ururada argagixisada ee dunida ku soo badanaaya maanta. Waxaan qoraalkaan si...
TDFH waxay u taagantahay T=Waxyaabaha Taabbagalay, D=daciifnimo, F=Fursadaha iyo H=Hanjabaada. Xisaabta waxaa loo isticmaalaa in wax lagu xisaabiyo, waxay leedahay qaacidooyin loo maro markii la isticmaalayo...
Diinta iyo dowladda oo la kalla soocaa waxay shacabka fursad u siinayaan inay madaxdooda doortaan, isla markaana la xisaabtamaan. Diinta iyo dowladda oo la isku...
Shiinaha ayaa wuxuu qiimo dhimis ku sameeyay lacagta dalkiisa, laakiin maxay tahay sirta ku jirto? Inta badan dalalka caalamka waxay aad u jecelyihiin in lacagtooda kor...
Inkastoo ay yihiin dalalka ugu horumarsan uguna ammaan badan dunida carabta, lixda waddan ee Gacanka Carabta, ayaa hadda waxaa soo foodsaartay laba qatar weerar oo argagixiso...
Dalka Nayjeeriya ayaa waxaa maalmahaanba ka taaganeyd shidaal yari baahsan, taasi oo sababtay in ay hoos u dhacaan howlihii ganacsi ee dalkaasi. Nayjeeriya waa dal...
Cunista maandooriyaha qaadka ayaa si ba’an ugu sii faafeysa dalka Soomaaliya, iyadoo dadka ugu badan ee qaadka isticmaala ay u badanyihiin da’da dhallinyarada, in badan...