Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ugu yeeray shir madaxeedka fursad "sidii wax loogu qaban lahaa" ka hor shirka cimilada ee Q.M ee COP26...
Saudi Aramco waxay ujeedadeedu tahay inay gaarto qiiqa eber ee hawlaheeda marka la gaaro 2050 iyadoo sidoo kale ballaarineysa awoodda wax-soo -saarka joogtada ah ee ugu...
Diblomaasi.com: Waa muhiim dal ahaan Soomaaliya inay isweydiiso waxyaabaha ay ugu faa'idaysan karto xariirka Turkiga iyo dalalka Afrikaanka.
Madaxa Isu-tagga Imaraadka Carabta (UAE) ee Rugta Ganacsiga Wadajirka ah ayaa shaaca ka qaaday in qiimaha ganacsiga ee labada dal uu kor u dhaafay 1 bilyan...
Wasiirka Batroolka Iiraan Javad Owji ayaa muujiyey hadafkiisa ah in la kordhiyo dhoofinta shidaalka ee Iiraan in kasta oo cunaqabateyntii Mareykanka dib loo soo celiyay 2018.
Xoghayaha Maaliyada Janet Yellen ayaa Isniintii ku boorisay in la qaato ugu yaraan canshuuraha dakhliga shirkadaha adduunka, dadaal lagu doonayo in lagu dheellitiro waxyeellooyin kasta oo...
Hadalka Madaxweynaha Ciraaq, Barham Saalix, ee ku saabsan sameynta koodhka sharciga ah oo ay ku jiraan soo celinta lacagtii Ciraaq ee laga ayaa dib u soo...
Iiraan waxay raadineysaa, marinka “Waqooyiga-Koofurta”, si loo gaaro himmilooyin siyaasadeed iyo midka dhaqaale.
Lacag waa shayga loo isticmaalo kala badalashada badeecadaha iyo adeegyada sharcina ka ah degaan siyaasadeed gaar ah. Lacagta waxaa samaysa dawladda waxaana soo saara, go’aamiyana hadba...
Cadadka lacagta iyo qiimaha addeega iyo badeecadahu waxay leeyihiin xiriir toos ah oo ka qayb-qaata sicir bararka. Sida ku cad aragtidan sicir bararka waxaa keena kordhinta...