Haddii isbadal ku dhaco sicirka Sh. Soomaaliga oo uu kor u kac sameeyo, sarifka $100 uu noqdo 4,000,000, haddii boqolka dollar ee mushaarkaaga ah uu kuu...
Shaqooyinka Bangiga Dhexe ee Soomaaliya waxaa ugu horeeysa maamulka iyo iskudheelitirka dhaqaallaha wadanka, xisaabinta miisaaniyada dowlada, ilaalinta qiimaha lacagta wadanka iyo nidaaminta koboca dhaqaalaha wadanka. Intaas...
Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay ayna kana soo qayb galeen qaar ka mid ah wasiirada xukuumadda Soomaaliya, ganacsato iyo qaybaha kala duwan ee...
Elon Musk, maareeyaha shirkada Tesla Elon Musk, ayaa lumiyey kaalinti koobaad ee uu uga jiray maalqabeennada adduunka, kadib markii dhawaan uu hoos u dhac ku yimid...
Haddii maalgashadayaasha Mareykanku ay kala bar hoos u dhigaan saamiga maalgashiga shisheeye ee tooska ah ee Shiinaha, macaashka sanadlaha ah ee ay helaan wuxuu hoos ugu...
Dalka Myanmar ayaa ubaahan nooc maalgashi oo ka caawinaya inay dhistaan isbedel dhaqaale, kaasoo noqon kara mid sii waara mustaqbalka fog, laakiin xukun afgambi militari maxaa...
Miisaaniyaddu waa halbeeg dhaqaale dowladi curiso si ay qorshe-hawleed ay ugu samayso hawlaha mudnaanta hortabinta u leh si sanadle ah. Si kale waa istraajiyad dhaqaale oo...
Jeff Bezos waa ninka ugu taajirsan caalamka wuxuuna hoggaamiyaa mid ka mid ah shirkadaha ugu guusha badan caalamka, waana shirkadda Amazon oo isga uu ka yahay...
Dhaqaalaha Somaliland waxa hoos u dhac la taaban karo ku keenay xanuunka safmareenka karoona fayras. Dhaqaalaha Somaliland waa dhaqaale furan (open economy) waxay leedahay dakhli dhaqaale...
Waa lix fikrado ganacsiga yar-yar ee qofkasta oo doonaya inuu bilaabo ganacsi. Dhammaan fikradahaan ayaa lagayabaa inaad wakhti horeba aad aragtay fursadahan.