Cirbixiyeennada oo in mudda ah baaritaanka waday waxay sheegeen meera aan dhulka ahayn iney tahay marki ugu horreysay biya laga helo.Barafasor Giovanna Tinetti oo hoggaaminaysay kooxda...
Hazzaa Al Mansoori wuxuu sameyn doonaa taariikh ah in uu noqdo qofkii ugu horreeyay ee Imaaraatka u dhashay ee gaara saldhigga hawada sare. Waa 35 sano...
Hashu way caana badan tahaye weelasha aynu badsano! Marka aan ka tagno macna yarida dadka soomaalida ahi ay wax ku qaybsadaan iyo hoos isu eegashada in...
Dowladi waxa ay dakhliyo kala duwan ‘different income’ ka heshaa ilo kala gedisan ‘different source’. Dowladi ma shaqayn karto hadii aan dakhli jirin. Dakhliga na waxa...
Cinwaankeenna haddii aan ku billowno weydiin; majeceshahay in aad maal qabeen noqoto? Haddii aad noqoto noloshee ayaad rabtaa in aad ku noolaato? Misida dadka caadiga ah...
Waa Maxay Suuqa Xorta Ah? Suuqa xorta ah ”waa erey lasoo koobay oo macnahiisa noqon kara isweydaarsi’ oo bulshada dhexdeeda ah. Isweydaarsi kasta waxaa loo fuliyaa...
Dhaqaalaha Soomaaliya waxa uu xoog ugu tiirsan yahay ganacsiga (heavily depend on trade) si gaara badeecadaha la soo dejiyo (imported goods), xoolaha, xawaaladaha iyo isgaadhsiinta. Alaabaha...
Maqaalkan waxaa uga hadli doonaa: Qaboojinta matoorka Ciladaha kudhaca gaariga Baarista ciladaha Qaboojinta matoorka: Waa nidaam ay biyuhu ku dhexmarayaan balookada matoorka ayaga oo qaboojinaya galaasyada...
Maqaalkan waxxaa uga hadli doonaa: Bareega, Kileeshka, Santuukha Geerka, Isteerinka iyo Tuulka Baabuurta. Haddii aadan horey u arkin ama aadan u akhrisanin cashiradii ka horeeyay kuwaan...
Wadamadda qaaradda Africa kuma taagna qoton dhaqaale oo adag, waxa ayna wajahaan dhaqaale burbur markasta oo xaalad cakiran oo dhaqaale dunida ka dhacdo. Wadamadda adduunka waxaa...