Qoraalkan waxa aan uga hadli doona: Nidaamka shidaalka ee matoorada iyo Dabka gaariga. Nidaamka shidaalka: nidaamkan waaa habka shidaalka looga sooqaadayo taangiga shidaalka laguna gaarsiinayo galaasyada...
Hab dhaqan abaabuleed ku (OB) waa daraasadda lagu gartaa dabeecada qofka ama kooxda waa sida aay dadka isku dhexgalaan marka aay si wadareed aay u wada...
Waa maqaal falanqaynaya sababta uu Islaamku saamiga dhaxalka hablaha uga yareeyay saamiga ragga. “لِلذَّكَرِ مِثْلُ حَظِّ الْأُنْثَيَيْنِ” (سورة النساء: ١١). Maxaa ka jira in dhedignimadu ay...
Saddexdii bilood ee u dambeeyay dunida, sayladaha saamiyadda adduunka, dhaqaalaha caalamka, iyo badeecadaha ganacsi waxaa saameeyay xanuunka Korona Fayras. Khubarada dhaqaalaha ayaa dhamaantood sheegaya in dunidu...
Halkan waxaaynu ku Eegaynaa Khayraadka bini’aadamka ku jira oo ah awoodooda xag jismi, caafimaad, cilmi iyo caqli.khayraadkaas oo ah kan ugu muhiimsan ee mudan in la...
Qoraalkaan waa kii labaad ee ku saabsanaa barashada cilmiga baabuurta. Haddii aad u baahan tahay qoraalkaan kii ka horeeyay fadlan booqo halkaan: https://afrikaan.so/archives/14407 Maqaalkan waxaa uga hadli...
Waa maqaal ka hadlaya caqabadaha iyo culaysyada dawlad ka soo wajihi kara dayn qaadashada. Mashiinka dhaqaajiya dawlad waa dhaqaale, si ay dawladdu u qabato wajibaadka horyaal,...
Cilmiga waa waxa ay bulshada ku horumarto. Halkaan waxaan inkuugu soo gudbinaynaa xirfada barashada baabuurta oo aan isleenahay bulshada ku hadashada afkaan Soomaaliga ah wey ka...
Dhinacyada bulsho laga horumarinkaro waxaa kamida kobaca dhaqaalaha dal uu leeyahay. Dunida maanta waxyaabaha layskula dagaalamo waa dhaqaale, waxaad maqashaa waddanbaa waddan kale cunaqabatayn saaray IWM....
Cudurkaan korona fayrus wuxuu sidoo kale saameyn ba’an ku leeyahay suuqyada saliida iyo gaaska. Dadka uu ku dhacay cudurka korono fayrus guud ahaan caalamka ayaa Axadda...