
Sida lagu sheegay falanqeyn ay samaysay warbaahinta Minnesota Star Tribune, in ka badan 1,000 qof oo Soomaali ah ayaa tan iyo bishii Febraayo loo soo saaray...

Trump oo ka hadlayay siyaasadda socdaalka ayaa sheegay in dhammaan qaabilaadda qaxoontiga Soomaaliya la hakiyey, isaga oo ku tilmaamay Soomaaliya “meel qurux badan oo khatar ah”.

“Ma dalbaneyno in Qaramada Midoobay ay baxdo” - ayuu yiri Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Soomaaliya.

Hindisaha oo loogu magac daray "Make ICE Pay Act" ayaa yimid kadib markii la soo gabagabeeyay hawlgalka Operation Metro Surge ee gobolka Minnesota.

“Dowladda Soomaaliya malahan sharciga iyo awoodda ay ku maamusho meel ka baxsan Muqdisho, waxayna noqotay xuddunta xasillooni-darrada ee Gobolka Geeska Afrika" - ayuu yirri Cirro.

FBI-da ayaa Fahad Maxamed Nuur ku tilmaantay milkiilaha shirkad ka shaqeysa sahayda cuntada taas oo la sheegay inay heshay in ka badan $5 milyan oo ka...

Go’aanka cusub ayaa hadda maamulka Madaxweyne Trump u oggolaanaya inuu dhaqan geliyo joojinta TPS-ka Soomaalida, taasoo boqolaal qof oo Soomaali ah gelinaysa xaalad cusub oo dhanka...