
Dowladda Iiraan ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay xirtay marin biyood Hormuz oo 20% boqolkiiba shidaalka caalamka laga isticmaalo uu ka gudbo.

Kalsooni-darradan ma ku egtahay maamulka siyaasaddeed ee hadda jirra, mise waxay isu beddeli doontaa mid nidaamsan (institutional distrust) oo saameeya guud ahaan xirriirka Khaliijka iyo Mareykanka?

Dhowr dal oo Yurub ah iyo kuwo kale oo dhaca Ameerika iyo Aasiya ayaa haatan billaabay kulamo aan bannaanka usoo wada bixin si loo oddoroso qorshaha...

“Ciidamada Tehraan waxaa u roon in ay hubka dhigaan oo badbaadiyaan wixii u haray dalkooda kahor inta aan la burburin” - ayuu yirri Madaxweynaha Mareykanka Donald...

Washington ayaa wixii ka dambeeyay 28-kii Febraayo 2026 oo ku beegan waqtigii ay weerartay Iiraan la kulantay khasaara kala duwan.

Wasiirka ayaa si adag u cambaareeyay weerarkaasi, isagoo ku tilmaamay mid xadgudub ku ah madax-bannaanida dalka Azerbaijan iyo shuruucda caalamiga ah.

Mareykanka ayaa ku amray muwaadiniintiisa ku sugan magaalooyinka Riyaad, Jidda iyo Dahraan oo ka wada tirsan Sacuudiga guryahooda inay baaqi kusii ahaadaan oo aysan dibadda u...