
Xasan Sheekh wuxuu sheegay in Soomaaliya ay iskudayday inay dib u hagaajiso xiriirka Imaaraadka, isla markaana ay sii wadi doonto dadaallada lagu xallinayo khilaafka labada dhinac.

Madaxweynaha ayaa sheegay in wararka sheegaya in Turkigu Soomaaliya ku leeyahay saldhig ciidan oo ah kii ugu horreeyay ee uu dalkaasi ka sameysto meel ka baxsan...

Warbixinta ayaa sidoo kale Madaxweyne Xasan Sheekh ku eedaysay inuu la safanayo isbahaysi siyaasadeed oo sida qoraagu ku dooday, lagu xaddidayo doorka Itoobiya ee arrimaha Badda...

Degmada buuraha leh ayaa fure u ah xakamaynta Mocha, oo ah dekedda Badda Cas ee Xuutiyiintu ay qabsadeen bishii hore.

Khibradda taariikheed ee Geeska Afrika waxay caddeyneysaa in dagaal cusub uu fududaan karo marka kanaallada diblomaasiyadeed xirmaan, halka fursadda nabaddu kordhayso marka wada-hadalku sii furnaado.

Taageeradan ayaa lagu sheegay inay muhiim u tahay sii socoshada kala-guurka amni iyo in si tartiib ah mas'uuliyadda amniga loogu wareejiyo ciidamada Soomaaliyeed.

Shir-madaxeedka ay magaalada New Alamein ee waqooyiga Masar ku yeelanayaan hoggaamiyeyaasha Masar, Ereteriya, Soomaaliya iyo Suudaan wuxuu xambaarsan yahay macne siyaasadeed, amni iyo diblomaasiyadeed oo ka...