Warbixinta ayaa sidoo kale lagu sheegay in Shiinaha oo marar badan lagu eedeeyay in uu u basaasayay Mareykanka uu go’aansaday doorashadii ugu dambeysay in uusan faragalin.
"Nasiib darro, halka Madaxweyne Trump uu wax badan oo wanaagsan qabtay, sida uu u maareeyay xilligii doorashada ka dib waa waxa lagu xusuusan doono," ayuu yiri...
Maanta waa dhammaaneysa muddo-xileedka Donald Trump. Waxay ahayd afar sano oo uu waqtiga is bed beddelayay, sidaas darteed sidee taariikhda u xusi doontaa madaxweynaha? Waxaa jira...