Dhamaadka maamulka Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump, waxaa Israa’iil ku soo kordhay welwel ku saabsan suurtagalnimada in dib loo furo maxkamad caalami ah oo dambiyada...
Way adag tahay in la rumaysto dadka markhaatiyada dalxiisayaasha Israa’iil ee ka soo laabanaya Imaaraadka, waxayna ku tilmaamayaan Dubai inay tahay Las Vegas-ka ee Bariga Dhexe....
Wasiirka Arimaha Dibada ee Qatar wuxuu ugu baaqay dowladaha Khaliijka inay wadahadal la galaan Iiraan. Wax yar ka dib markii Sacuudiga iyo xulafadiisu ay xayiraadii ka...
Sacuudi Carabiya iyo saddex dal oo Carab ah ayaa dib u soo celiyey xiriirkii diblomaasiyadeed ee ay la lahaayeen Qatar, in ka badan saddex sano kadib...
Duqeymaha cirka ee Israa’iil ee bariga Suuriya ayaa lagu diley 57 ka mid ah ciidamada dagaalyahanada xulafada la ah Iiraan, waa weeraradii ugu dhimashada badnaa tan...
Sacuudi Carabiya ayaa dib u furtay hawadeeda iyo xuduudaha dhulka iyo badda ee ay la wadaagto Qatar Isniintii, heshiis hordhac ah oo looga golleeyahay in lagu...
Qorshayaasha Sahyuuniyadda ‘Zionist’ ee Bariga Dhexe: Theodor Engström wuxuu sharraxayaa dagaallada reer galbeedka ee bariga dhexe iyo dokumentiga «A Clean Break: A New Strategy for Securing...