Mid ka mid ah mas’uuliyiinta waaxda Awqaafta Islaamka ayaa wargeyska The New Arab u sheegay in booliska Israa’iil ay ula dhaqmeen safiirka si “aflagaado ah”.
Horaantii, ugu yaraan 18 qof ayaa lagu xiray hawlgallo habeenimo ah oo ka dhacay Daanta Galbeed, kooxda u doodda maxaabiista Falastiin ayaa sheegtay.
Wasiirka amniga ee midigta fog Itamar Ben-Gvir ayaa sheegay in calanka Falastiin oo la lula ay tahay fal lagu taageerayo ‘argagixisada’.
Dowladda Imaaraatka oo sheegay inay iskuullada ku dhigi doonaan xasuuqii Holocaust ee reer Israa'iil lagu xasuuqay qaarada Yurub iyadoo dowladaha Carabta ay arkaan xasuuqa ay Israa'iil...
Dibad-baxayaasha Israa’iil ayaa isugu soo baxay afafka hore ee golaha baarlamaanka ee Knesset si ay isugu soo baxaan bannaanbax looga soo horjeedo dowladda midigta-fog. Dowladdan cusub...
Wadahadalladii ay dhex-dhexaadineysay Ciraaq ee u dhaxeeyey Iiraan iyo Sacuudi Carabiya ayaa hakaday, sababo la xiriiira eedeymaha Tehran ee ah in Boqortooyada ay kaalin ku leedahay...
Badri Hosseini Khamenei, oo ah gabadha la dhalatay hogaamiyaha ruuxiga ah ee Iiraan Ayatollah Cali Khamenei, ayaa ku dhaleeceysay walaalkeed iyo "Khaliifnimadiisa naxariista la" warqad furan...
Muhaajiriin Afrikaan ah oo badan ayaa lagu arkay xabsi ku yaal Taizz, ee dalkaas Yemen. In ka badan 40,000 oo muhaajiriin Afrikaan ah ayaa gaaray dalka...
Ra’iisul wasaaraha Ciraaq Mustafa al-Kadhimi ayaa maanta oo Axad ah gaaray dalka Iiraan, sida uu sheegay TV-ga qaranka Iiraan, maalin kadib markii uu u safray Sacuudiga,...
Wasiirka Israa'iil ayaa ka digay in hannaanka caadiga ah ee Sucuudiga uu noqon doono mid dheer oo horumarku ku imanayo tallaabooyin yar yar, maadaama labada waddanba...