Tilmaan dheerad ah oo muujinaysa in caadiyeyntu ay tahay suurtogalnimo dhab ah, culimada Sahyuuniyadda ee ka kala socda Ameerika, Talyaaniga iyo Faransiiska ayaa lagu martiqaaday inay...
Waa booqashadii ugu horeysay ee uu ku tago meel ka baxsan Suuriya, tan iyo markaas, waxa uu mar ku tagay Moskow bishii October 2015, bil ka...
Falanqaynta: Tan iyo markii ay Israa'iil qabsatay Bariga Quddus, Israa'iil waxay samaysay siyaasado sharci iyo siyaasad takoor ah si ay uga saarto Falastiiniyiinta.
Warbaahinta Iiraan ayaa sheegtay in Iiraan iyo Sacuudi Carabiya ay dib u billaabeen wada-hadallada caasimadda Ciraaq ee Baqdaad, ka dib markii ay dhacday wada-hadallo hore loo...
Isbaheysiga Sacuudiga uu hogaamiyo ayaa duqeymo dhanka cirka ah ka fuliyay dalka Yemen aroornimadii Axada, maalmo kadib markii mowjado diyaaradeed iyo gantaalo lagu weeraray bartilmaameedyada Sacuudiga.
Isbaheysiga ayaa sheegay in maleeshiyadu ay qorsheynayeen in doomahaasi ay u adeegsadaan weerarada lagu qaado maraakiibta shidaalka qaada ee isaga kala goosha marinka Bab Al-Mandab.
Lubnaan ayaa cambaareysay duulaanka Ruushka uu ku qaaday Yukreen maalintii Khamiista, waxayna ugu baaqday xukuumadda Moscow inay hal mar joojiso howlgallada militari.
Duqeymaha Isbaheysiga Sacuudiga uu hogaamiyo ayaa sababay in isbitaalada dalka Yemen ay buux dhaafiyaan dad ku dhintay iyo kuwa dhaawacmay.
Wadamada Khaliijka ayaa isbedel weyn ku sameeyay siyaasadooda arrimaha dibadda sanadka 2021-ka. Dhacdadii juqraafiyeed ee ugu muhiimsan gobolka ayaa ahayd ka bixitaankii ciidamada Maraykanka ee Afgaanistaan,...
Warbixin ay Khamiistii soo saareen kooxda u dooda xuquuqda Israa’iil ee B’Tselem iyo Xarunta Xuquuqul Insaanka ee Falastiin ee fadhigeedu yahay Gaza (PCHR) ayaa lagu sheegay...