Wasaaradda arrimaha dibadda ee Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay Jimcihii go’aankan in ay sabab u tahay waxa ay ku tilmaantay in Lubnaan ay ku guuldareysatay in ay...
Falanqeyn: Markii Sacuudi Carabiya duqeyay Xuutiyiinta 2014, waxay sheegeen in dagaalku uu dhammaan doono toddobaadyo gudahood. Hase yeeshee dagaalka sokeeye ayaa weli socda ilaa toddoba sano,...
Boqolaal Falastiiniyiin ah ayaa ka dalbaday iscasilaada madaxweyne Maxamuud Cabaas, mudaaharaad ka dhacay daanta galbeed ee Sabtidii oo ka dhashay dhimashadii bishii tagtay ee qof u...
Ibraahim Raisi ayaa ku guuleystay doorashadii madaxweynaha ee jimcihii ka dhacday dalka Iiraan, ka dib markii uu ka adkaaday musharixiinta la tartamaysay oo uu kamid ahaa...
Xubin ka tirsan Golaha Sare ee Siyaasadda ee Xukuumadda Badbaadinta Qaranka ee ay hoggaamiyaan Xuutiyiinta ayaa sheegay in kooxdu ay diyaar u tahay inay ka qayb-qaadato...
Hoggaamiyaha ugu waqtiga dheer ee Israa’iil, Benjamin Netanyahu, waxaa xilka ka xayuubiyay isbahaysi ka mid ah kuwa ka soo horjeedda dhinacyada siyaasadda, iyagoo ku midoobay rabitaankooda...
In kasta oo Benjamin Netanyahu uu ku guuleystey inuu xukunka sii hayo, hadana eedeymaha musuqmaasuqa iyo ku guuldaraysiga sameynta dowlad wadaag ah oo xasilloon oo la...
Boqorka Jordan Cabdullahi II ayaa ka digay sii socoshada xadgudubyada daandaansiga ah ee Israa’iil ee Qudus iyo masjidka Al-Aqsa, iyo iskudayada soo noqnoqda iyo kuwa sharci...
Xoghayaha guud ee dhaqdhaqaaqa Xisbullah ee Lubnaan, Sayid Xasan Nasrallah, ayaa shalay sheegay in xadgudub kasta oo lagu sameeyo Qudus iyo goobaha barakeysan ee ay leeyihiin...
Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka ayaa qiil ka bixinaya rabshadaha Israa’iil ee Gaza, wuxuu soo xiganayaa qoraalka Yuhuudda ee Talmud wuxuuna ku celiyey taageerada siyaasadeed ee arrimaha...