Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Iiraan ayaa soo saartay liiska rasmiga ah ee musharrixiinta ay qortay Golaha Guardian inay u tartamaan xilka madaxweynaha doorashada dhici doonta...
In ka badan 10 maalmood, Israa’iil ayaa weeraro ku haysay marinka Gaza ee go’doonsan. Saraakiisha caafimaadka ee Gaza ayaa sheegay in 230 Falastiiniyiin ah, oo ay...
Nadiifinta qowmiyadeed ee Falastiin waa mid ka mid ah dambiyadii waaweynaa ee qarnigii la soo dhaafay. Waxaana suurta galiyay adeegsiga Israa'iil ee boqortooyada Mareykanka.
Turkiga ayaa baajiyay casuumaad uu ugu yeeray Wasiirka Tamarta Israa’iil Yuval Steinitz si uu uga qeyb galo Shirka Madasha Diblomaasiyadda ee Antalya kadib weeraradii ugu dambeeyay...
Afayeenka Wasaaradda Arimaha Dibada ayaa sidoo kale kahadlay hadii Falastiiniyiintu xaq u leeyihiin inay isdifaacaan.
Sacuudi Carabiya ayaa cambaareysay weerarada ay ciidamada Israa’iil ka geysteen Al-Aqsa, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay wasaarada arimaha dibada horaantii talaadada. Ficilladani ay gaysanayso...
Al-Aqsa waa magaca "qeybta sare ee qalinka ah" wuxuuna masaajidka uu ku yaalla dhul ka kooban 35-hektar, Muslimiinta waxay u yaqaanaan masjidku al-Xaram al-Sharif, halka Yahuudana...
Mid ka mid ah ilaha dhaqaale ee ugu waaweyn ayaa lagu sheegaa inay tahay Sanduuqa Dhexe ee Israa'iil (CFI). Maaddaama ay tahay aasaaska ugu weyn ee...
Israa’iil iyo Giriiga ayaa kala saxiixday heshiis difaac oo ku kacaya 1.65 bilyan oo doollar, sida ay sheegtay Wasaaradda Difaaca Israa’iil Axaddii, wakaaladda Anadolu ayaa werisay....
Iyadoo la tixraacayo go’aanka Madaxweynaha Ciraaq Barhaan Saalax inuu cayimo taariikhda doorashada baarlamaanka ee la qorsheeyay inay dhacdo Oktoobar 10, 2021, ayaa su’aalo laga keenay helitaanka...