Khabiirka Suuriyaanka ah ayaa carabka ku adkeeyay in “safiirka taliska Moscow uusan cadeyn karin asaga, shakina kuma jiro in lagu wargaliyay soo jeedintan, si loo yiraahdo...
Markii ay Xamaas fulisay dalabkii Cabbaas ee ahaa in doorashooyinka loo qabto saddexda hay'adood ee Falastiiniyiinta ah isku mar, ma haysan wax kale oo aan ka...
Beesha Caalamku waxay u aragtaa inuu yahay dagaal u dhexeeya Sucuudiga iyo Yemen, taas oo ah Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden uu marar badan khudbadihiisa ku adkeeyey...
Booqashada uu dhaxal sugaha reer Jordan Amiir xusseen bin Cabdulaahi uu doonayay inuu ku tago magaalada la haysto ee Qudus ma uusan qaadin yoolalka “diiniga ah”...
Isku daygaIsku dayga Imaaraadku si ay u qariyaan runta ayagoo adeegsanaya bayaanno kala duwan oo ku jira qoraallada Carabiga iyo Ingiriisiga ee ku saabsan caadiyeynta waxay...
Boqortooyada ayaa sidoo kale dooneysa inay yareyso culeyska ka imanaya xiriirka ay la leedahay Washington ee la xiriira dilkii saxafiga Sacuudiga u dhashay ee Jamal Khashoggi.
Hay’adaha caalamiga iyo diblomasiinta waxay ku baaqeyaan in la baaro dabka dilaaga ah ee ka dhacay xarunta lagu hayo muhaajiriinta qaxootiga ah. Xafiisyada diblomaasiyadeed ee Yurub...
Kumanaan qof ayaan lagu darin liiska magdhowga ama "weli aan helin wax magdhow ah." - Warbixinta hay'ada xaquuqul insaanka ee HRW
“Dhiiggaygu wuxuu karkaraa markaan arko Israa’il oo lagu eedeeyay inay jabisay heshiiskii afaraad ee Geneva sababo la xiriira degsiimooyinka,” ayuu yiri Gold. “Waan ogahay waxa aysan...
Erdogan wuxuu carrabka ku adkeeyay in Turkigu diidayo "qorshe kasta oo aan wax ka qabanaynin baahida dadka Suuriya ee ah karaamada aaddanaha," maadaama xulashooyinka noocan oo...