Booqashada Raad ayaa timid dhowr maalmood ka dib markii uu Lavrov ka soo laabtay safar uu ku soo maray dalal carbeed, halkaas oo uu kula kulmay...
Turkiga, Ruushka iyo Qadar ayaa isku dayaya isku day ay ku dhiirrigelinayaan xalka siyaasadeed ee dagaalka 10-ka sano ee Suuriya.
Ra’iisel wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa balanqaaday inuu sharciyeynaayo goobaha daanta galbeed hadii dib loo doorto, doorashada soo socota ee la qorsheeyay inay dhacdo 23 Maarso,...
Kordhinta rabshadaha, oo ay ku quudinayaan maalgelin iyo hub dhowr dal oo iska soo horjeeda oo daneynaya natiijada xaaladda, ayaa ku dhammaatay dagaal sokeeye oo ba’an...
Kooxaha gurmadka Ciraaq ee ay taageerto Iiraan ayaa oggolaaday inay joojiyaan weerarada ay la beegsanayaan bartilmaameedyada Mareykanka haddii ra’iisul wasaare Mustafa Al-Khadimi uu si rasmi ah...
Dowladihii waaweynaa ee reer galbeedka miiska lagu xalinaayo xaalada dalka Suuriya boos miyaa loogu waayay?
Xitaa iyadoo Mareykanku ka soo horjeedo go'aanka baaritaanka ICC, Israa’iil weli waxay isu arki doontaa inay u baahan tahay xulafo aan ka baqayn inay muujiyaan quursiga...
Madaxa gargaarka ee Qaramada Midoobay Mark Lowcock ayaa ku booriyay dowladaha Khaliijka in ay xoojiyaan oo ay caawiyaan macaluusha baaxada weyn oo “dadka sameesay” oo ka...
Waxaa jira sababo badan oo ku kallifaya mas’uuliyiinta Israa’iil inay diidaan xukunka ICC ayna ku tilmaamaan inuu yahay gole siyaasadeed.
Dhinaca kale marka laga fiiriyo, dhaqanka islaamka ayaa ah in la dhiso qoys adag iyo isku xirnaan bulsho, dhaqanka islaamka ayaa ah in caruurta ay yihiin...