Haweeney 82 jir ah oo u dhalatay dalka Hindiya – oo wajigeeda uu ka dhex muuqday mudaharaadyo muddo dheer ka socday Hindiya – ayaa lagu soo...
Hadal heyn xooggan ayaa ka dhalatay khudbadda madaxweynaha Faransiiska ee uu kaga hadlay arrimaha islaamka toddobaadkii lasoo dhaafay, taas oo uu shaaca kaga qaaday qorshe uu...
Kuuriyada Waqooyi ayaa soo bandhigtay gantaal cusub oo xitaa weyninkiisa ay aad ula yaabeen khubarada falanqeeya arrimaha hubka ee waddankaas. Khabiir dhinaca gaashaandhigga ah oo lagu...
Waa haweenay warbaahinta caalamka qabsatay maanta. Waa aqoonyahanad Mareykan ah oo shaqadeedu tahay daraaseenta farqiga u dhaxeeyo Afrika iyo qurba joogta Afrikaanka ah ayaa sheegtay inay...
Charlie Hebdo waa joornaal Faransiis ah, toddobaadle ah oo majaajilo ah oo la soo saaro maalin kasta oo Arbaco ah. Wargeyskaan Charlie Hebdo ee Faransiiska ayaa...
Ugu yaraan 10 qof ayaa xabsiga la dhigay, dhowr sarkaal oo boolis ahna waa la dhaawacay, rabshadahaan ayaa ka qarxay koonfurta Sweden. Dibadbaxayaasha ka soo horjeeda...
Soomaaliya waxa ay maanta ku sugantahay marxalad kala guur ah, oo kala gaash ah, waxaa wali lagu muransanyahay habka ay dalkaan ugu dhici lahayd doorashooyin waqtigooda...