Soomaaliya waa dal carasan , xiligii dowladii kacaanka iyo dowladahii hore waxaa soomaaliya lagu yaqiinay in shacabka soomaaliyeed ay ahaayeen kuwa ku mashquulsan tabcashada beerahooda. Burburkii...
Dhamaan wadama qaarida Afrika waxaa ay soo mareen gumeeysi aad u daran kaasoo cuuriyaamiyay hormarikii qaarada ay leehayd. Gumeeysateyaasha ayaa waxay ka lahaayeen qaarada Afrika hadafyo...
NAO waxa uu noqday Robotka ugu casrisan oo markaasi galay adeegyada Dalka Japan isaga oo markaasi soo dhoweeya dalxiisayaasha imaanaya dalkaasi iyo masaafuriinta waxa uu ku...
Wakaaladda dayax gacmeedka Mareykanka ah ee Nasa ayaa waxa ay u jihaysatay in saldhig joogta ah ay ka sameysato dayaxa dushiisa, iyada oo la filayo in...
Soomaaliya waxaa badbaadin kara hal qof oo ay ka go’antahay badbaadada Soomaaliya, fahansanna waxa uu doonayo leh na aqoon ku saabsan wax qabadka ummada wax badanna...
Damashaadka Liido ee maanta. Liido waa meel dadweynaha aad u jecelyihiin markii loo fiiriyo xagga bashaalka iyo damashaadka. Waxaan is dhihi karnaa waa goobaha ugu muhiimsan...
Hordhac Derbi-jiif sida laga soo dheegan karo magaca waa qof derbiyada u hoyda amaba aan hoy laheyn, meel kasta oo aduunkan ka mid ahna way jiraan...
Hadduu Alle ka raali noqdo bogga Afrikaan waxuu si taxano ah u billaabi doona taariikhda wadamada ayagoo kooban si aanu cashar uga barano oo aan uga...
Cunno isu-dheelli tiran waxaa laga wadaa cunnada uu jirka ka heli karo nafaqadii ku caawin lahayd in shaqada sidii la rabo inuu u guto. Waa inuu jirka...
Ganacsiyada yar yar waxa lagu qeexaa inay yahiin kuwo xadidan dhinacyo badan sida mulkiilaha oo ah hal qof ama ay cid gaar ah ku abtirsadaan sida...