Aqrinta faa’iidadeeda ma ahan mid dhowr sadar ama qormo lagu soo koobi karo balse waxaa jecleestay inaa xoogaa ka iftiimiyo. Diinteena Islaamka waxa ay faa’iidooyin fara badan...
Duniddaan ayaa ah dunni aadanaha ay u wada simanyihiin markaad fiiriso xagga maskaxda. Gumeysi iyo in dadka dhaqankooda iyo diintooda la bedelo waxaa keeno in aadanahaas...
Waayo aragnimada nolosha ay soo marto ayaa ku dhaliso qofka inuu wax badan ka tilmaamo waayo aragnimadaas. Waxaan mudo soo ahaa arday walina waan ahay waxaana...
Sida aynu la socono waxbarashada waa shayga ugu muhiimsan uu aadamuhu ku anfici karo noloshiisa tan qoyskiisa iyo mida bulshada uu la noolyahay,hadii aan u soo...
Shiinaha waa wadanka ugu dadka badan dunida, waxuuna ku yaallaa qaaradda Bariga Aasiya, qariiradda wadanka Shiinaha waxa ay u sameeysan tahay sida Dhul baaxad weyn oo...
Dalka Tanzania oo loo yaqaan jamhuuriyada midowday ee Tanzania waxaa uu ka mid yahay wadamada ku yaala bariga qaaradaan Africa. Dalka Tanzania waxaa uu xaduud dhuleed...
Madaxweynaha dalka Zimbabwe Roberto Mugabe, ayaa Shirka Madaxda Midowga Afrika ee ka socda Magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia, waxa uu shalay ka jeediyay Khudbad kulul. Mugabe...
Jean Bedel Bokasa: Waxuu ahaa madaxweynahii hore ee dalka (Jamhuuriyada bartamaha afrika) ninkaas oo mar dambe keligii isu caleema saarey inuu yahay boqorka wadankaas waxaa marka...