Labo wiil oo walaalo ah ayaa ku dhintay dab ka dhacay Kafr Ein, oo u dhow Ramallah, halka nin saddexaad uu u dhintay dhaawac ka soo...
Tobanaan ka mid ah shaqaalaha Google iyo Amazon ayaa abaabulay mudaaharaadyo ka dhacay New York, Seattle, San Francisco iyo Durham, oo ay ku jiraan xarunta dhexe...
Booliska ayaa ku tuuray sunta dadka ka ilmeysiisa iyo bambooyinka gacanta laga tuuro si ay argagax u abuuraan, sida ay sheegeen ilo-wareedyadu, waxaana la xiray caruuska...
Saddex caruur ah oo falastiiniyiin ah ayay ciidamada Israa'iil dileen muddo hal toddobaad ah, iyagoo ku daray liis horeba u dheeraa.
Kahor intuusan Abiy Axmed xukunka qaban, TPLF waxay gacan bir ku haysay Itoobiya muddo tobanaan sano ah, waxayna dusha kala soconaysay xasillooni iyo kobac dhaqaale oo...
Diblomaasi waxay si qoto-dheer leh u baartay taariikhda gumaysiga arxandarada leh ee Aljeeriya ay kala kulantay Faransiiska: Isku dayga ay ku joojinayaan iska caabinta Aljeeriya, ciidamada...
Ciidamada Israa’iil ayaa saakay toogasho ku dilay weriye Shireen Abu Akleh oo ka tirsanaa Aljazeera, xilli ay ku guda jireen duulaanka ay ku qaadeen magaalada Jenin...