Dowladda Soomaaliya wax falcelin ah kama aysan sameynin gubista kitaabka kariimka ee Quraanka. Laakiin dalal badan oo Muslimiin ah ayaa si adag u cambaaraayey waliba safiiradooda...
Dalal badan oo Muslimiin ah ayaa muujiyay sida ay uga xun yihiin ka dib markii kooxda midigta fog ee Denmark ay Jimcihii ku gubeen qur’aanka kariimka...
Qaraarka Ilhaan Cumar ayaa lagu sheegay in Kongress-ku ay tahay in ay ‘ku sameeyaan wax kasta oo karaankooda ah si loo cambaareeyo loogana takhaluso fikradaha hurinaya...
Xaaladda Muslim-naceybka dalka Faransiiska ayaa marayso heerkii ugu sareysay: Sida lagu sheegay warbixinta ay daabacday guddiga qaran ee la talinta xuquuqul insaanka, falalka nacaybka Yuhuuda ee...
Warbixintu waxay ku talineysaa saxafiyiinta Scottish-ka, booliska inay kaqeyb galaan tababarka wacyigalinta Islaam naceybka
Bil ka hor, Xoghayaha Qaramada Midoobay Antonio Guterres wuxuu xusay in nacaybka iyo takoorka lagu hayo Muslimiinta ay gaareen heer faafa - Marka laga reebo Faransiiska,...
Codbixiyeyaasha Switzerland ayaa go’aan ka gaaraya soo jeedinta midigta-fog ee ah in la mamnuuco in wajiga la daboolo (indhashareer) maaddaama ay u dareerayaan goobaha codbixinta, aftida...