
Degmada buuraha leh ayaa fure u ah xakamaynta Mocha, oo ah dekedda Badda Cas ee Xuutiyiintu ay qabsadeen bishii hore.

Taageeradan ayaa lagu sheegay inay muhiim u tahay sii socoshada kala-guurka amni iyo in si tartiib ah mas'uuliyadda amniga loogu wareejiyo ciidamada Soomaaliyeed.

Isbaheysiga ayaa lagu magacaabi doonaa "Isbaheysiga Ciidamada Dadka Itoobiya ee Badbaadada" (Ethiopian Peoples’ Forces Alliance for Survival).

Wafdiga Bakistaan waxaa hoggaaminayay Air Marshal Muhammad Sarfraz, Taliyaha Difaaca Cirka ahna Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Cirka Bakistaan.

Bamka 2,000-rodol ah waa hub culus oo leh awood burburineed aad u weyn. Reuters ayaa xustay in bambooyinka noocan ah si weyn loogu adeegsaday Qaza iyo...

“Shan ama toban sano kahor haddii aan dhihi lahaa maalin uun Soomaaliya dayax-gacmeed ayay hawada sare u diri doontaa, waxaa laga yaabaa in dad badan ay...

Nidaamka ALKAR 120mm ayaa ah hoobiye casri ah oo lagu rakibo gaadiidka milatari, waxaana uu ku shaqeeyaa nidaam dhijitaal ah oo lagu hago laguna xakameeyo rasaasta.