Hay'ada sirdoonka Mareykanka waxay sheegtay in amiirka dhaxal sugaha Sacuudiga Maxamed bin Salmaan uu amray howlgalka lagu dilay wariye Jamal Khashoggi
“War on terror” waa dagaal magaciisa uu dunida maanta dhiiga ugu badan ku daato, iclaamka dagaalkan waxaa si rasmi ah ugu dhawaaqay “20/11/2001” madaxwaynihii hore ee...
In kabadan 20 saraakiishii hore ee militariga iyo sirdoonka Israa’iil ayaa ka dhawaajiyay inay taageerayaan ku laabashada Mareykanka ee heshiiska nukliyeerka Iiraan, warbaahinta maxaliga ah ayaa...
Milatari, waxaa sidoo kale loo yaqaanaa xoogag hubeysan, waa ciidan aad u hubaysan, oo aad u habaysan oo ugu horreyn loogu talagalay dagaalka. Caadi ahaan waa...
Hay’ad sirdoon waa hay’ad dawladeed. Shaqadeedu waa aruurinta, falanqaynta, iyo adeegsiga macluumaadka si ay u taageerto dowladdeeda. Waxaa jira laba qaybood, qaybta hore waa ururinta macluumaadka...
Erik Prince ayaa markii ugu dambeysay wajahay eedeymo ah inuu jabiyay sharciga caalamiga sanadkii 2012, markii sidoo kale lagu eedeeyay inuu jabiyay cunaqabateyntii hubka ee Soomaaliya.
Wadar ahaan, 46% dumarka ka jawaabey sahanka ayaa la kulmay nooc ka mid ah dhibaataynta galmada, ugu yaraan hal mar ama laba jeer sanadkii la soo...
Assad wuxuu si tartiib tartiib ah ula wareegay gacan ku haynta militariga Suuriya iyadoo Jadiid diirada saaray xasilinta wadanka iyo dhaqaalaheeda jilicsan. Ka tanaasulka xukunka millatariga...
Su’aashu waxay tahay sidee ayey dowlad u shaqeynaysa oo laga sugayaa inay xasillooni ka dhaliso Soomaaliya iyadoo dhexda ugu jirta naadiga milateri ee dhiigga ku qubeystay?
Erik Prince ayaa markii ugu dambeysay wajahay eedeymo ah inuu jabiyay sharciga caalamiga sanadkii 2012, markii sidoo kale lagu eedeeyay inuu jabiyay cunaqabateyntii hubka ee Soomaaliya.