Qulqulka dagaalyahannada argagixisada ajnabiga ah waxay halis weyn ku yihiin gobollada ay dowladdu sii wiiqmeyso, ayuu yiri Igor Sirotkin.
Ruushku wuxuu Belarus u daabulay qaybtii u horreysay ee hubka xeeladda ee nukleerka, ayuu yiri Putin. Mudane Putin ayaa sheegay in daabulista madaxyada taatikada ee hubka...
Hungary waxay raacday hogaanka Turkiga ee dib u dhigista ansixinta in Iswiidhan kamid noqoto xulafada NATO, taas oo ay tahay inay noqoto mid loo dhan yahay.
Waxaa qoray: Muhyadiin Rooble,Tifaftiraha BBC Somali
Imaaraadka, Sacuudiga, Masar, Israa’iil, Ruushka, iyo Mareykanka ayaa dhammaantood xiriir la yeeshay jeneraalada dagaalka ee Suudaan, Burhaan iyo Hemedti kuwasoo horseed u ah dagaalka hadda socda.
In kasta oo siidaynta dukumentiyada ay u muuqato in ay tahay faafinta dokumentiyo sirdoon ee ugu khatarsaneed tan iyo 2013 ay daabacday shabakada WikiLeaks - 700,000...
Washington ayaa sheegtay in Iiraan ay heli karto diyaarado dagaal oo ka yimaada Ruushka.
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa Talaadadii ku dhawaaqay in Ruushku uu ka baxayo heshiiska START ee Maraykanka kaas oo yareynaya oo xaddidaya hubka nukliyeerka ee waddan...
Waddamada daraasadda laga sameeyay waxaa ka mid ah Soomaaliya oo ay ka howl gasho kooxda Al-Shabaab, iyadoo wali saameyn xooggan ku leh gobolka Geeska Afrika.
Xiisadda Iiraan iyo Israa’iil ayaa sii kordhaysa, iyadoo heshiiskii Nukliyeerka ee Tehran iyo reer Galbeedka uu u muuqday mid sii kordheysa oo aan loo badneyn in...