Markii uu dhacay qaraxii labaad oo ahaa nuuca la aaso ayaa goobta soo gaaray qaar ka mid Ciidamada dambi baarista oo loo soo gaabiyo (CID), balse...
Iibka diyaaradaha aan duuliyaha lahayn iyo hubka kale ee loo iibgeeyo wadamada Afrika ayaa kor u kacaya kadib markii Turkigu uu heshiisyo iskaashi milatari la saxeexday...
Casriyeynta Baaqa Wadajirka ah ee Iskaashiga Amniga, oo ah heshiis markii ugu horreysay la saxeexay 2007 markii kor u kaca Shiinaha uu yaraaday, ayaa ahaa natiijada...
Waxaa la iska indha-tiri karin sida Facebooga uu u caawinayo ururada argagixisada ah ee ku sugan gudaha Soomaaliya. Ururada argagixisada marka aan leeyahay dad badan ayaa...
Mashruuca $3.6 bilyan ayaa astaan la taaban karo u ah sheegashada Moscow ee Crimea. Afhayeenka baarlamaanka gobolka Crimea ee Kremlin-ka uu taageero ayaa qaraxa ku eedeeyay...
Xukuumadda Kiev ayaa sheegtay Jimcihii in ay kala noqotay aqoonsiga safiirka Iiraan ee Yukrayn oo ay "si weyn u dhimi doonto" tirada diblomaasiyiinta Iiraan ee safaaradda,...
Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden wuxuu ballan qaaday taageerada xulafada Ruushka. Madaxweynaha ayaa sheegay in Armeniya ay ku kalsoonaan karto Washington inay ka caawiso inay kala...
Sarkaal ka tirsan militariga ayaa beeniyay eedeymaha Washington ee ah in Pyongyang ay dooneyso inay hub ka iibiso Moscow
Xafladda lagu saxiixay heshiiska ayaa ka dhacday caasimadda Kampala. Yuganda waxaa u matalay Rosette Byengoma, halka Israa’iil uu u matalay Asaf Dvir.
Vladimir Putin waxa uu sheegay in ciidamada qalabka sida ee Ruushku ay si degdeg ah ugu yeedhi doonaan kaydkooda si ay u taageeraan duullaanka Yukreeniya waxa...