Mareykanka wuxuu muujiyay rajo wanaagsan, Arbacadii, in uu la gaari karo heshiis Iiraan ah oo ku saabsan soo celinta wadajirka ah ee heshiiskii Nukliyeerka ee 2015.
Bulshada qaar ayaa soo jeedinaysa in Al-Shabaab looga adkaan karo ciidan ahaan, balse sidoo kale ma jirto in kooxdani laga adkaan doono mustaqbalka fog.
Al-Shabaab ayaa ujeeddadeedu tahay in ay cadaadis ku saarto dowladaha Geeska Afrika in ay ciidamadooda kala baxaan Soomaaliya, halkaas oo howlgalka Midowga Afrika uu kula dagaallamayay...
Maalmo ka hor ayey aheyd ka dib markii kooxda Al-shabaab iyo ciidanka Dowlo deegaanka Soomaalida uu dagaal ku dhex maray deegaanka Feer Feer ee u dhow...
Safiirka Yukrayn u fadhiya Israa'iil ayaa Tel Aviv ka codsaday in ay xoojiso taageerada ay siiso Kyiv oo ku wajahan duulaanka Ruushka, oo ay ku jirto...
Xubin ka tirsan ciidamada Maraykanka ayaa la aqoonsaday inuu yahay qof looga shakisan yahay inuu ka dambeeyay qarax bishii Abriil lagu dhaawacay dhowr askari oo Maraykan...
Ammaanka Liibiya oo ay halis geliyaan dagaalyahannada ajnabiga ah, Kooxda Wagner: Khubarada Qaramada Midoobay
Diyaaradaha dagaalka ee aan duuliyaha wadin ee Turkiga ayaa sumcad caalami ah ku helay adeegsiga baahsan ee ay u adeegsadeen dhowr colaadood oo ay ka mid...
La-taliyaha amniga qaranka Mareykanka Jake Sullivan ayaa sheegay inuu rumeysan yahay in ugu dambeyn Sweden iyo Finland ay heli doonaan hanaan “wax ku ool ah” oo...
Diyaaradaha shidaalka qaada ee Mareykanka ayaa lagu soo waramayaa inay ka qeyb qaadan doonaan dhoola-tuska, taasoo Israa'iil ay uga mid noqon doonto weerarada soo noqnoqda ee...