Mareykanka oo $130 milyan oo gargaar militari ah ka joojinaya dowladda Masar. Masar oo ah dalka labaad ee ugu badan ee hela kaalmada militari ee Mareykanka,...
Shixnad gaadhsiintaan ayaa daba socotay booqashadii xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken uu ku tagay Kyiv usbuucan iyada oo ay walaac ka qabaan Kyiv iyo...
Madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed Moon Jae-in ayaa gaaray heshiis horudhac ah oo balaayiin dollar ku kacaya oo uu kaga iibinayo gantaalada hawada laga soo rido Imaaraadka Carabta...
Sida runta ah, qof kastaa wuu fahamsan yahay in rajada laga qabo in heshiis la gaaro ay ku xiran tahay Mareykanka," ayuu yiri Lavrov. Waxa uu...
Bishii hore, Moscow waxay daabacday heshiis qabyo ah kaas oo soo afjaraya ballaarinta bariga ee kooxda uu hoggaamiyo Mareykanka.
Siyaasiga ugu awooda badan dalka Poland ayaa qirtay in wadanku uu ka iibsaday spyware-ka awooda badan ee sameysa software-ka Israa’iil ee NSO Group, balse waxa uu...
Israa'iil ayaa qorshaheedu ahaa sida la sheegay inay ka ilaaliso Bakistaan inay samaysato hubka Nukliyeerkeeda 198-tii
Madaxweynaha Maraykanka ayaa isku dayaya in uu soo celiyo heshiiskii Nukliyeerka ee Iiraan sababtoo ah waxa uu u baahan yahay guul weyn oo dhanka siyaasadda arrimaha...
Pentagon-ka ayaa sheegay in awood u yeelashada Boqortooyada inay iibsadaan gantaalada hawada laga sameeyo ee Maraykanka ay “horumarin doonto amniga wadan aan saaxiibo nahay”.
Mareykanka ayaa sheegey inay ka fiirsanayaan taageerada ay siiyaan Ciidanka Danab ee Soomaaliya. Arrintan ayaa ka danbeysey kadib markii ay soo bexeen warar sheegaya in Ciidamada...