Waxay su'aal ka taagan tahay Iiiraan iyo quwadaha reer galbeedka sheekadooda xaggee ku dhammaan doontaa?
Israa'iil ayaa weerartay hantida Nukliyeerka ee Iiraan ee goobta Natanz, waxaa sidaasi muujiyey madaxii hore ee Mossad Yossi Cohen
Dal aan bad lahayn sidee u yeelanayaa ciidamo baddeed?
Wasiirka gaashaandhigga Israa’iil Benny Gantz ayaa ku sii jeeday Mareykanka booqasho hal maalin ah oo Khamiista ah si uu ugala hadlo dadaallada socda ee dib loogu...
"Way cadahay in Afgaanistaan ay ka mid tahay wadamada aan aqbalin wax boqortooyo ah."
Ka dib markii golaha wasiirrada amniga ay ka shireen Iiraan, sarkaal ayaa sheegay in Tehraan ay ‘urin karto’ rabitaanka Washington ee heshiis ‘qiimo kasta haku lahaadee’....
Faransiisku wuxuu ka iibiyaa qaar ka mid ah hub aad u qaali ah dalal kala duwan wuxuuna ku biiray Mareykanka iyo Ingiriiska howgallo milateri oo kala...
Afhayeen u hadlay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa shalay sheegay in maamulku uu horey u sii wadi doono iibka la doonayo in laga siiyo Imaaraatka, "xitaa iyadoo...
Iska hor imaadyada, khilaafaadka iyo isku dhaca qarsoon ee ka dhex qarxay askarta iyo saraakiisha Xoogaga Taageerada Degdega ah “Janjaweed”, oo ay kormeerayeen warbaahinta Suudaan, maadaama...
Taageerada Mareykanka ee Yukreen oo ka dhanka ah Ruushka kuma istaagin heerkaas, laakiin waxay dhaaftay taageerada dhaqaale ee la siinayo Kiyeef.