Dadaallada ayaa sii socda si loo hubiyo in dhammaan arrimaha Tigrayga lagu xalliyo si waafaqsan heshiiskii nabadeed ee la saxiixay bishii Nofeembar ee la soo dhaafay,...
Jabhada Axmaarada ayaa dagaal adag kula jira ciidamada Itoobiya. Dagaalka ayaana ka socda gobolka Axmaarada oo ah gobolka labaad ee ugu weyn dalka.
Waa dhacdadii ugu dhimashada badneyd ee la xiriirta cibaado diimeed ee laga diiwaan-geliyo Kenya. Kenya waa dal diini ah, waxaana horey u jiray kiisas dad lagu...