Mareykanka wuxuu safaarad ku leeyahay magaalada caasimada ee Muqdisho halka Soomaaliya ay iyaduna safaarad ku leedahay magaalada Washinton D.C. Laakiin aqoon intee la'eg ayay isu leeyihiin...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa u magacaabay diblomaasi hore Richard Riley safiirka cusub ee Soomaaliya, iyadoo Washington ay kordhineyso taageerada ay siiso ciidamada Soomaaliya
Wakhti horeba waxaa soo noqday faragelintii hore ee laga nastay wakhtigii Xassan Sheekh Maxamuud dalka maamuli jiray. Waaggii maamulkii Xassan Sheekh Maxamuud wuxuu xirriirka Maamul Gobolleedyada...
Falanqeyn: Madaxweynaha Soomaaliya iyo Baarlamaanka oo wada tashiyo ka yeelanaya xiriirka suurtagalka ah ee Israa'iil.
Maraykanku wuxuu xiriir diblomaasiyadeed la yeeshay Soomaaliya sannadkii 1960-kii, ka dib markii qaybo ka mid ah ay xornimada ka qaateen maamulladii Ingiriiska iyo Talyaaniga, siday u...
Xiriirka ka dhexeeya Iswiidhan iyo Soomaaliya waa mid adag walow aysan muuqanin waxyaabo badan oo la taaban karo oo ay ka gaysteen dhinaca horumarinta siyaasadda iyo...
Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha dibadda Itoobiya Demeke Mekonnen iyo Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Maxamed C/risaaq ayaa ku kulmay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya....