Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha dibadda Itoobiya Demeke Mekonnen iyo Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Maxamed C/risaaq ayaa ku kulmay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya....
Israa’iil iyo Imaraatka labaduba waxay u arkaan Iiraan inay tahay cadawgooda gobolka, laakiin go’aanka ay ku cadeysteen xiriirka ayaa sidoo kale ka caawinaya inay sameystaan hal...
Jaajuuskii waynaa, ganacsadihii Malyanneerka ahaa, diblomaasigii Ashraf Marwaan wuxuu dhintay afartii Nofeember 2007-dii. Wuxuu ahaa Masaari ku nool dalka Ingiriiska oo la rumaysanyahay inuu si mug...
Ganacsiga dibadda ee in ka badan 100 bilyan oo doolar uu Faransiisku la leeyahay dalal u badan Muslimiin ayaa khatar ku jira iyada oo baaqyada macaamiisha...