Dalka Geeska Afrika ayaa dooranaya madaxweynaha cusub, iyadoo si weyn loo adkeeyay ammaanka caasimadda Muqdisho. Doorashada ayaa sanad ka badan dib u dhac ku yimid waqtigii...
Inkasta oo caqabadaha hadda hortaagan nabadda, amniga iyo dowladnimada Soomaaliya ay aad u badan yihiin, islamarkaana ay taabanayaan meelo badan, waxaan maqaalkaan si kooban ugu soo...
Guddiga doorashada madaxweynaha u qaabilsan baarlamanka ayaa labadii maalmood ee tegay diiwaan-geliyey in ka badan 30 musharax oo xilka u tartamaya.
Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, waa wariye iyo shaqaale ka tirsan dawladda Soomaaliya. Wuxuu ahaa maareeyaha ololaha doorashada Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ee doorashadii 2017. Doorashadii ka...
Guddiga Labada Gole BFS ee Qaban-qaabada Doorashada Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya wuxuu maanta oo ay taariikhdu tahay 5 Maay 2022 soo saaray Jadwalka Doorashada Madaxwaynaha 10aad...
Qoraal ka soo baxay guddiga ayaa lagu sheegay in labadaasi doorasho ay hareer marsan yihiin heshiisyadii iyo habraacyada loo dajiyay doorashooyinka, iyagoo sheegay in dhamaantood ay...
Dhowr falanqeeye ayaa rumeysan in kororka ilaalada gaarka ah ee hubeysan ee saaran maraakiibta ganacsiga ee gobolka ay door muhiim ah ka ciyaareen dhimista burcad-badeednimada; laakiin...