Ilo ku dhow dhinacyada wada dadaalladaasi ayaa shaaca ka qaaday in madaxda dowladda federaalka iyo qaar ka mid ah kuwa dowlad goboleedyada ay ka cagajiidayaan waan-waanta...
Kenya ayaa ugu dambayntii siisay hay’ada qaxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobay inay soo bandhigto qorshe ku saabsan xiritaanka xeryaha Dhadhaab iyo Kakuma oo ay ku jiraan...
Nayroobi iyo Addis Ababab waxay ogyihiin inay waayi doonaan taageerada weyn ee reer galbeedka haddii ay runta ka abaaraan danaha ay Soomaaliya ka leeyihiin, sidaa darteed...
Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa shaaca ka qaaday inuu jiro heshiis halis ah oo ay kala saxiixan doonaan Soomaaliya, Ethiopia iyo...
Qaar ka mid ah xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu soo ragay xayiraado. gudoomiyaha uu saaray asaga oo sheegay in aysan ka qeyb gali...
Sida uu qabo Dastuurka Federaalka Soomaaliya waa in dalka afartii sanaba hal mar doorasho ka dhacdo. Doorashadii sadeddexaad ee dalka gudihiisa ka dhacaysa wakhtigeedi waa la...
Wadaniyadu waa dareen qofnimo iyo damiir umadeed taas oo shakhsigeeda ku dhalisa jacayl uu uqabo dalkiisa iyo dadkiisa, taas oo qofkeeda ka dhigta shaqsi kadamqanaya wixii...
Madaxwaynaha dowladda fedaraalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa tan iyo wixii ka dambeeyay 8 February, wuxuu dhowr jeer ku baaqay shir in ay isugu yimaadaan madaxda...
Maxkamadda Caalamiga ah Cadaaladda ee (ICJ) ayaa lagu wadaa in ay dhageysato maalintii labaad dacwadda badda ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya, iyadoo qareennada u doodaya...
Maxkamada caddaalada adduunka ee ICJ, ayaa waxay bilaabaysaa dhageysiga dacwada badda ee Soomaaliya iyo Kenya. Maxkamadda Caalamiga ee Cadaaladda (ICJ) ayaa bilowday dhageysiga dacwadda badda ee...