Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ayaa billowday dhageysiga dacwadda badda ee u dhaxeysa dowladaha Soomaaliya iyo Kenya, inkastoo wakiillada Kenya aysan ka qeyb galin. Garsooreyaasha ayaa...
Qaraarka oo loo wada qaatay si wadajir ah, wuxuu u fasaxay Midowga Afrika inuu sii wado ku dhawaad 20 kun oo askari oo uu ka joogo...
Xukuumada Ankara ayaa waxay la shaqeyn kartaa musharrax kasta oo noqda madaxweynaha soo socda ee Soomaaliya iyadoo qalalaase siyaasadeed uu socdo, ayuu yidhi khabiir Turki ah.
Maalmaha soo socda waxa ay mar kale indhaha warbaahinta caalamka ku mashquuli doonaan khilaafka diblomaasiyadeed ee dalalka Soomaaliya iyo Kenya, iyadoo la filayo in 15-ka bishan...
Nin xilkas ah oo Mas’uuliyad iyo culeeskeeda dareemaya, maanta kuma dhag dhago kursi Soomaaliyeed, ma madaxweyne Farmaajo miyaa lala hadlay mise aniga ayaa mooday?
Saami-qeybsigan 4.5, waxa uu soo ifbaxay xilligii Soomaalidu ku heshiineysay shirkii Carta ee dalka Jabuuti, dowladdii halkaas lagu dhiseyna nidaamkaas ayaa wax loogu qeybsaday. Wixii intaas...
Al-shabaab oo weerar culus ku qaaday xabsiga Dhexe ee Boossaaso, sheegtayna inay sii daayeen maxaabiis gaarayso 400. Waxaana la sheegay in xabsiyada Boosaaso ay ku jireen...
Khilaaf ayaa weli ka taagan arrinta la xiriira doorashada Soomaaliya. Beesha Caalamkuna, ee uu hoggaaminayo xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, ayaa horay uga dalbatay dhinacyada ay...
Illaa iyo hadda heshiis lagama gaarin sida doorasho ay dalka uga qabsoomeyso, waa astaan kale oo muujineysa xusuusta 30 sano oo Soomaaliya ay ku jirtay hubanti...
Ma awoodaa inuu Reysul wasaare Rooble uu noqdo masuulka ugu sareeya ee xal ka gaara arinta kala guurka doorashooyinka? Waa su’aasha aan rabno inaan ka jawaabno....