Hordhac Muddo badan, aad u badan, gaar ahaan soddonkii sannadood ee u dambeeyay oo ay soo lammaaniso soddonkii ka horreeyay, Soomaaliya waxa ay la daaladhacaysay helitaan...
Qoraalkan ciwaankiisu waa midda igu dhalisay qoridiisa. Markii aad rabto in aad qabato ama aad isu sharaxdo xill, xilkaas oo ah mid madaxtinimo, labada su’aalood ee...
Jabuuti sanadkii 2000 waxaa lagu soo dhisay dowladdii KMG ahayd ee uu Madaxweynaha ka noqday Cabdiqaasim Salaad Xasan, kadib muddo marba dhinac loo waday Hoggaamiye Kooxeedyadii...
Bartamihii sebteembar 2020 waxaa heshiis laga gaaray doorashada dalka 200/2021 kadib kulan dhex maray Madaxda DFS & DG oo horay wada-xaajood saddex heer maray ku yeeshay...
Iftiimin guud: Sebenkan maanta aynu joogno dhalinyarada iyo jiilasha haatan soo kacaamaya, waxa aan ku baraarujin lahaa oo kala talin lahaa in ay dhugmo dheeraad ah...
Qabyaalad micnaheedu waa qab, iil, quursi, qurun, dulmi, caddaalad daro, amni xumo, gaajo, qax, qowlaysato, diin la’aan, aano IWM. Haddii intaas oo macno kulansatay qabyaalad sow...