Waddamada daraasadda laga sameeyay waxaa ka mid ah Soomaaliya oo ay ka howl gasho kooxda Al-Shabaab, iyadoo wali saameyn xooggan ku leh gobolka Geeska Afrika.
Laascaanood waa mid ka mid ah degmooyinka gobolka Sool. Waxaana ka jira degnaan la'aan siyaasaddeed, maxaase sababay?
Iska horimaadyadan ayaa yimid iyadoo maalmahan uu magaalada Laascanood kulan uga socday odayaasha dhaqanka degaanka kuwaasi oo ugu baaqay ciidamada Maamulka Somaliland inay ka baxaan degaankooda,...
Falanqeeyayaasha ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya looga baahan yahay in ay ilaaliso guulaha laga gaaray dagaalka ay kula jirto Al-Shabaab
Militariga Soomaaliya ayaa dedaal adag ku bixinaaya siddii kooxda Alshabaab loogu saari lahaa guud ahaan deeganada ay ka taliyaan.
Dadkii qibrada iyo aqoonta u lahaa duulinta diyaaradaha yaa Soomaali u tabbabari doona jiilka cuusb?
Inkastoo Deni uu hadalkaan yiri, haddana wuxuu sii raaciyay in waxa meesha yaalla aanay ahayn ku darsi, balse ay tahay sidii loo dhisi lahaa golayaasha deegaanka...
Maxaa ka qaldan dowladnimada Soomaaliyeed ee maanta?
Ilo lagu kalsoon yahay oo diiday in magacooda la sheego sababo dhinaca amniga ah ayaa u sheegay idaacadda VOA laamteeda afka Soomaaliga in maleeshiyaadka Al-Shabaab ay...
War saxafadeed ay uu soo saartay Xisbiga Qaransoor ayaa lagu sheegay in waxwalbo wadahadal lagu dhammeeyo si shacabka loo badbaadiyo.