Waxaa garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde kasoo degay ciidamaddii la geeliyey dalka Eriteriya qeybtii ugu horreeyay.
Wada hadalkan labada dhinac ah ayaa waxaa ka soo shaqeeyey hay'adaha caalamka si xal loogu gaara isfahan waaga u dhaxeeya dowladda dhexe iyo Somaliland.
Xildhibaanada ayaa cod gacan taag ah ku ogolaaday in ajendaha kulanka lagu soo daro ka doodista Mooshinkan oo ay soo gudbiyeen qaar ka mid ah xubnaha...
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre, oo in ka yar 7 bilood haya hoggaanka xukuumadda Soomaaliya, ayaa billaabay inuu mashaariicda dowladda u xiro qaar ka mid...
Ciidamada ATMIS oo magacoodii hore loo yaqaano AMISOM ayaa gaari ku marsiiyay wiil dhalinyaro ah gudaha deegaanada Ceelasha Biyaha. Dowladda Soomaaliya ayaanba ka hadlin ficilada gurracan...
Afarta qof ee la dilay waxaa ka mid ah Safiyo Sheekh Abuukar iyo Abuukar Iidow oo walaalo ah iyo ayeeydood Sangaabo Maxamuud Xuseen, qoyskaas oo ka...
Ayada oo weli uu socdo howl-galka lagu soo afjarayo weerarka tooska ee ay Al-Shabaab ku qaadeen Hoteelka Villa Rays oo ku yaalla agagaarka madaxtooyada ayaa waxa...
Haddii ay laga dheeraado fikir duwanaanshaha waxaa aad usii badan doono isdhexgal-ka bulshada ayadoo laga fagaanaayo in la adeegsado jinsiyad iyo waxyaabo kale.
Danjire Moxammed El-Amine Souef ayaa bedelay wakiikii hore ee Midowga Afrika ee Soomaaliya Francisco Madeira, oo uu Ra'isul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble dalka...
Si loo xaliyo dhibaatadan waxay u baahan tahay in marka hore la helo halbeeg wax lagu cabiro si loo ogaado halka ay gaarsiisan tahay dhibaatooyinka, siddaa...