Qaraxyada ka dhaca Soomaaliya ayaa noqday caado!
Xisbiga ayaa u magacaabay guddoomiyihii ugu horreeyey ee gobolka Nugaal Cabdiqaadir Abshir Xuseen. Cabdiqaadir ayaa noqonaya qofkii ugu horreeyey ee loo magacaabo xilkaan guddoomiyaha gobolka Nugaal.
Maxkamadda Ciidamada ayaa saddexda nin xukunka dilka toogashada ah ku riday bilihii Oktoobar iyo Diseember ee 2019. Waa markii ay jirtay dowladdii midaan ka horeysay ee...
Maxaa laga filan karaa shirkaan ama uu kaga duwan yahay shirarkii hore ee u dhaxeeyey dowladda dhexe iyo maamul gobolleedyada?
Ugu yarana hal qof ayaa ku dhintay qaraxa. Qaraxa waxa uu sidoo kale burburiyeyey qayb ka mid ah buundada oo uu dalooliyey.
Dowladdan lagu soo dhisay nidaamka 4.5 oo aysan madaxweynaha dooranin shacabka ayaa wajahaysa dhaqaalle-xumo, iyadoo dalka abbaaro ba'an ay ka jiraan. Beesha caalamka ayaa muddo dabasocotay...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaciyay habeenkii Talaadada in uu shahaadada ugu sarreysa ee waxbarashada jaamacadda ee PhD ka qaatay Jaamacadda Nabadda ee Qaramada Midoobey. Waxa...
Taariikhda weerarrada argagixiso ee ugu waaweynaa uguna dhimashada badnaa Dunida waxaa markii ugu horeysay kaalimaha hore kasoo galay Qaraxii weynaa ee 14-kii Oktoobar 2017 ka dhacay...
Sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay wasaaradda warfaafinta dowladda Federaalka Soomaaliya, 20 ka tirsan maleeshiyadan waxaa lagu dilay dagaal ka dhacay deegaanka Yasooman, xilli Al-shabaab isku...
Waxaa la iska indha-tiri karin sida Facebooga uu u caawinayo ururada argagixisada ah ee ku sugan gudaha Soomaaliya. Ururada argagixisada marka aan leeyahay dad badan ayaa...