Xisbiga Qaransoor ayaa shirweynaha kusoo bandhigay afkaarta iyo mabaadi’da uu u taaaganyahay, isagoo baaq u diray dawladda in doorasho qof iyo cod ah laga shaqeeyo sidii...
Ujeedka xisbiga ayaa ah inuu la yimaado dib u habeyn siyaasadeed oo cusub, iyo inuu la yimaado fikir iyo dhaqdhaqaaq dhiirrigeliya danaha umadda, gaar ahaan ujeedada...
Qasaaraha dhabta ah uu geystay qaraxa ayaan weli la shaacin halka warar lagu baahiyay warbaahinta madaxa banaan ay sheegaayaan in dhaawacyada ay gaaraayaan in ka badan...
Dadka ka ganacsada qaadka ayaa inta badan ka cawdeen qaadka ka yimaada Itoobiyo ayagoo lagu soo rago canshuuro badan iyo qiimo qaali ah oo lagu keeno...
Meelo ka mid ah magaalada ayaa caado ka noqotay in lagu dhexsito hub ama Tooreey asaga oo markii aad weydiiso kuu sheegaayo in uu ku difaacaayo...
Sida uu qoray wargeyska The Foreign Policy, in ka badan 14 diyaaradood oo ah nuuca jaad wadda ayaa maalin walba ka degi jirtay magaalooyin badan oo...
Xiriirka Turkiga iyo Soomaaliya ayaa ah mid soo jireen ah oo soo taxnaa ilaa Boqortooyadii Cusmaaniyiinta. Safaaradda Turkiga ee Muqdisho ayaa la furay 1979-kii, iyadoo la...
Dhanka kale, Soomaliya ayaa laga yaaba iney wajahdo mid ka daran abaarta hadda ka jirto ayada oo laga cabsi qabo iney kor u dhaafto in ka...
Dhammaan ummada Soomaaliyeed meelwalbo ay joogaan waxaan u diraynaa Hambalyo. Hambalyo oo kali nooma ahan sanad guuradaan ee waxay noo tahay "dib-u-milicsiga sooyaalka taariikheed ee la...
Dhanka kale ma jirin cid wax ka fulisay baaqyadii ay jeediyeen madaxdii xilligaas joogtay ayaga oo qaarkood galay safaro siddii wax loogu qaban lahaa xaalada Abaaraha...